Ku dhaqan diintada

  Diinta Islaamku waa diinta kali ah ee aduunka guudkiisa taala waxayna nasakhday diimihii kaka horeyey Injiil Sabuur iyo iyada OO ah ah Furqaan.

Diinta Islaamku waa diinta uu ku xukumi doonao nabi Ciise caleyhi salaam marka uu so dago .

Diintan waxa loo so dajiyey umada aduunka dushiisa joogta OO idil 

Ma ku dhaqanaa hadda ?

Maya 100/50

Aduunku ma aha  meel lagu waari  Aduunka inta aynu joogno waa wax yar OO kooban 

Akhriste adigagan hadda akhrinaya   m maxaa kula gudboon  mar haddii aduunka Yahay goob shaqo laguunaa keenay ina aad ka shaqeyso calamkii aad ku gali laheyd janada.

Wakhti dambe ha ku luminin aduunka  hawlaha badan ee shaqeyso camalkii aadku kasban lahayd firdows Al aclaa

 

تعليقات