All shabaab iyo islaamka
Ururka all shabaab waa urur Sheegta inu diinta Islaamka ku dhaqi dadka iyo dalka somaliyeed. Arinkaa maxaa ka xaqiiqo ah ? Waxaynu ognahay Somalia intii uu ka aas aas naa ururkani waxa uu ka gaystay dhibatoyin laxaadleh waxa uu xasuuqay dad aad utiro badan OO somaliyed Waxaynu ka dharagsanahay diintu waxay ay ka qabto dilka qofka muslimka ah قال الله تعالى في محكمه تنزيله ﴿ مَنْ قَتَلَ نَفْسًا بِغَيْرِ نَفْسٍ أَوْ فَسَادٍ فِي الْأَرْضِ فَكَأَنَّمَا قَتَلَ النَّاسَ جَمِيعًا وَمَنْ أَحْيَاهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعًا ﴾ [المائدة: 32]nafta disha naf aan dilin naf ama dhulka cadaadiska waxay ka dhigantahay iyado dishay dadka OO idil dhaman nafta noolaysa nafna waxay lamid tahay iyadoo noolaysay dadka oo idil . Ururka Alshabaab waxa uu banaystay dhiiga Shacabka Soomaaliyeed ee waxba galabsan ee ay halakeyeen abaaraha dawlad la aanta sicir bararka xadhkaha goostay Shacabka Soomaaliyeed waa looma ooyaan aan Ceela uqodneyn cidna umaqneyn Hadaba m...